Akhriso: Somaliland “Gobalka Sool waxaan uga soo baxnay istiraatiijiyad ciidan”!

War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in ciidamada Somaliland ee lagu jabiyay dagaalkii saaka ka dhacay gobalka Sool, ay gobalkaas uga soo baxeen istiraatiijay ciidan awgeed.

“Waxa jira ciidamo ka lumay wadooyinkii loogu talo galay inay soo baxaan oo weli aan soo gaadhin goobihii loogu talo galay. Ciidanka Qaranku waxa ku jiraa dib-isku-habayn iyo diyaargarow culus oo cawowga lagaga hortagayo”.

IDILNEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading