Akhriso: Turkiga oo joojiyay kaalmadii dhaqaale iyo Ciidan ee uu siin jiray Farmaajo

Norway waxay wax ka badashay aragtidii Turkiga ee Siyaasadiisa Somaliya,iyadoo adeegsanaysa luuqado uu fahmi karo.

Saamaynta Midowga Yurub ay Turkigu ku yeesheen waxay keentay in 3-arimood uu waayo hogaamiye kooxeedka soo daahay ee Farmaajo.

1.In Gaadiidkii dagaalka ee ugu danbeeyay Turkigu diido ku wareejintiisa.

2.In kabkii Miisaaniyadeed Turkigu hakiyo.

3.In Ciidamadii Gorgor Taliskoodu amar diido sameeyaan markii ugu danbaysay.

Hogaamiye kooxeedka soo daahay dalalka uu sida weyn ugu tiirsanaa waxay ahaayeen Qatar iyo Turki oo labaduba hada gadaal ugurtay kadib cadaadis kaga yimid Midowga Yurub iyo Maraykanka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading