Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ay isugu yimaadeen madaxda Koonfurta Soomaaliya kana socday caasimadda maamulka Galmudug ee Dhuusamarreeb, intii u dhaxeya 26-27 bishaan Agoosto ayaa waxaa kasoo baxay war murtiyeedkan.
Golaha Wadatashiga Qaran oo uu shirkoodii afaraad ka maqnaa Madaxweynaha Dawladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku baaqay xabad-joojin ay gaaraan maamulka Somaliland iyo hoggaanka deegaanka SSC, ito in la ilaaliyo maxaabiista lagu qabtay dagaaladii ka dhacay Sool.
IDILNEWS
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.