Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa saxiixay heshiis ku aaddan doorashooyinka dalka.
Akhriso War-murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka Dalka.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.