Akhriso: Xeerka Codbixiyayaasha doorashooyinka Puntland oo la shaaciyay

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Dowladda Puntland ayaa shaaciyay Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Puntland, kaas oo qeexaya cida xaqa u yeelanaysa inay codeyso doorashooyinka Puntland.

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa sheegay in qofka doonaya inuu codeeyo Doorashooyinka Puntland looga baahan yahay inuu yahay, Muwaadin Reer Puntland ah, ama kunoolaa Puntland muddo 10 sanno ah, sidoo kalena da”diisu tahay 18 sanno iyo wixii ka weyn.

Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Puntland oo ay ansixiyeen labadada Gole ee Dawladda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading