Akhriso: Xisbiga Waddani oo hoggaaminaya doorashada Baarlamaanka Somaliland

Natiijada hordhaca ah ee doorashada Somaliland ee Xildhibaanada Golaha Wakiillada ayaa muujinaysa in xibsiga mucaaradka ah ee Waddani uu hoggaaminayo doorashada, isagoona ka helay 21 Xildhibaan Gobalada Sool, Sanaag, Togdheer iyo Awdal oo natiijadooda la shaaciyay.

Saddexda xibsi siyaasadeed ee Somaliland ayaa Xildhibaanada ka imaanaya Gobalada Awdal, Togdheer, Sool iyo Sanaag u kala helay;

Ucid: 13Kursi

Kulmiye: 18 Kursi

Waddani: 21 Kursi


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading