Al-Shabaab oo madaafiic ku garaacday saldhig Ciidan

Kooxda Al-Shabaab ayaa madaafiic ku garaacday saldhig ay Ciidammada Dowladda ku lee yihiin deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Duqeynta madaafiicda ayaa la sheegay in mid ka mid ah uu ku dhacay guri ay dad shacab ah ku noolaayeen waxaana ku dhaawacmay saddex ruux oo hal qoys ka soo wada jeeda.

Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ee ku sugan saldhigga deegaanka Biyo Cadde ayaa la sheegay inay madaafiic ugu jawaabeen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading