Alshabaab oo Afduubtay samafalayaal ka shaqaynayay hawlo samafal

Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa la sheegay in Afar Qof oo Samafaleyaal ah islamarkaana la shaqeynayay Hay’adda Caafimaadka Adduunka Ee WHO ay ka Afduubteen Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.
 
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Tuulo u dhow Degmada ay Al-shabaab ka Afduubteen Afartaas ruux ee ka shaqeynayay Howlaha Samafalka.
 
Shabaab ayaa dhowr jeer Afduub u geystay Shaqaale ka shaqeeya Howlaha Samafalka,iyadoo aan la ogeyn illaa hadda halka ay la aadeen.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading