Alshabaab oo Dad ku afduubtay Gobolka Sanaag

Maleeshiyo la sheegay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab,ayaa saddex qof oo shacab ah oo ka ganacsada Dahabka Buuraha laga soo qodo waxay ka afduubteen deegaanka Milxo oo ka tirsan Gobolka Sanaag,

Milxo ayay saqdii dhexe ee habeenimadii xalay mudo saacado ah gacanta ku hayeen Shabaab.

Puntland wax war ah kama soo saarin dhacdadan ilaa iyo hada.

Xigasho.VOA


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading