Alshabaab oo ku dhawaaqay in beri ay Ciid tahay

Ururka argagixisada ah ee Al-Shabaab oo gacanta ku haya inta badan Gobolada Koonfurta Somaliya,ayaa sheegay in maalinta berrito ee 12-ka May ay tahay Ciid Al-Fitri.

Al-Shabaab waxay sheegtay in siddeed qof oo kala jooga Gobollada Hiiraan, Gedo, Bay iyo Bakool ay arkeen bisha.

Dalka Sucuudiga oo inta badan ay ka tix raacaan waddamada Islaamka,ayaa sheegay in maalinta Ciidda ay tahay Khamiista 13-ka May.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading