Alshabaab Oo Maleeshiyo fara badan looga laayay Gobolka Hiiraan

Maxamed Nuur Cagajoof oo u hadlay Ciidamada dagaalka la galay Alshabaab ayaa sheegay in Maleeshiyo fara badan ay ku dileen howlgalkaas,isla markaana ay ku furteen Gaadiid dagaal.
 
“Waxaan Dilnay maleeshiyo aad u badan oo tiradooda aan kuugu sheegi karo ilaa 30 Dagaalame, sidoo kale waxaan kaqab sanay Deegaano ay Dadka Danyarta ah ku dhibaateyn jireen xili kasta”ayuu yiri afhayeenku.
 
Howlgaladan ayaa laga fuliyay sida Afhayeenku uu sheegay Wadooyinka isku xira Degmooyinka Baladweyne, Maxaas iyo Matabaan.
 
Maalmihii la soo dhaafay waxaa dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay ka socdeen degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan,

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading