Alshabaab oo qorshaynaya qaraxyo ay ka fuliyaan Mudug

Waxaa isa soo taraysa xogaha sheegaya in Sadex Nin oo ka tirsan Alshabaab oo mid yahay ismiidaamiye ay soo gaareen Gaalkacyo.

Ragan waxaa laga soo diray Xarardheere waxayna ka tirsan yihiin Amniyaadka Alshabaab.

Yoolka Nimankan waa Gudoomiyaha Gobolka Mudug Sanyare.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading