Alshabaab Oo Saldhig ka qabsaday Ciidamada Dowlada Fadaraalka

Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa maanta dib u qabsaday degaanka Goofguduud Buurey kadib weerar ay Al-Shabaab kusoo qaadeen saacadihii hore ee saaka.

Askar ka tirsan kuw adawladda iyo maleeshiyaad ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen weerarkaas, ayada oo qaar kalena ay ku dhaawacmeen.

Dad goobjoogeyaal ah,ayaa sheegay in muddo kooban ay Shabaabku qabsadeen saldhigga ciidamada, in kasta oo maamulka deegaanku ay taas beeniyeen


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading