Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay,ayaa saaka ku Qarxay Bar kayntarool oo ay joogeen Ciidamada xasilinta Muqdisho.
Qaraxa,ayaa gaystay khasaare dhaawacyo iyo bur bur isugu jira sida ay xaqiijiyeen Saraakiil Ciidanka ka mid ah.
Qaraxa,waxaa mas’uuliyaddiisa Sheegatay kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.