Alshabaab oo sheegtay Dilkii Madaxii DP World Ee Puntland

War ka soo baxay Al-shabaab ayaa waxaa looga hadlay dil saakay ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari.

Al-Shabaab ayaa sheegtay  masuuliyada dil loo geystay  Paul anthony Fermosa oo ahaa madaxii Shirkada DP World ee Dekeda Magaalada Boosaaso.

Qoraalka  Al-shabaab ayaa waxaa  lagu sheegay in weerarrada noocan oo kale ah uu yahay mid ka dhanka ah Sharikadaha shisheeye ee ay sheegeen in ay guranayaan kheyraadka Dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading