Alshabaab Oo sheegtay Masuuliyada Qaraxa Muqdisho

Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxa, waxayna sheegeen inay beegsadeen kolonyo ay la socdeen saraakiil caddaan tababarayaal ah oo ka soo baxay xerada Janaraal Gordon.

Booliska Somaliya,ayaa sheegay in qaraxa loo adeegsaday gaaro nooc SURF ah oo laga soo buuxiyay walxaha Qarxa.

Booliska Soomaaliya,ayaa sheegay in qaraxa loo adeegsaday gaaro nooc SURF ah oo laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa.

AlShabaab,ayaa Todobaadyadii la soo dhaafay kordhisay qaraxyada iyo weerarrada ismiidaaminta ah ee ay ku beegsanayaan Muqdisho, xilka dalka ay ka socoto doorashada Golaha Shacabka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading