Alshabaab Oo sheegtay masuuliyada Qaraxii Naasa-hablood Ee Muqdisho

Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxa gaari iyo weerarka lugu qaaday hotel Nasahablood-2 ee magaalada Muqdisho.
 
Al-Shabaab hotelka ay weerarka ka fuliyeen, waxay ku sheegeen inay degganyihiin mas’uuliyiin iyo saraakiil kale oo dowladda ka tirsan, sida lugu baahiyay warbaahinta ururka taageerta.
 
Lama xaqiijin wali khasaaraha weerarka ka dhacay, warbaahinta gudaha iyo goobjoogayaal ay sheegayaan dhimashada 10-ruux in ay gaartay oo shacab ah iyo dhaawac intaa ka badan,
 
Ciidamada amaanka Muqdisho,ayaa xiray goobta qaraxu ka dhacay mana jirto wax hadal ah oo kasoo baxay laamaha amaanka oo ku saabsan Qaraxa.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading