Al-shabaab,ayaa sheegtay Qaraxii ka dhacay Ex-Kantarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.
Af-hayeenka Al-shabaab Cali Dheere,ayaa sheegay weerarkaasi ay la beegsadeen kolonyo ay la socdeen Sirdoon Turki iyo Somali ah sida uusheegay.
Cali Dheere,ayaa qiray in shacab badan ku waxyeeloobay Qaraxaas.
Sheegashada Alshabaab,waxay sii xoojinaysaa tuhunadii horay ujiray.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.