Garoowe: 11 November 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si rasmi ah u daah-furay xaafada casriga ah ee Amal Village, oo Shirkadda Amal Bank ay ka dhistay Garoowe.
Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa xariga ka jaray dhismaha Wadada Laamiga ah ee isku xirta Xaafada Amal Village iyo magaalada inteeda kale .
-DHAMMAAD-
-XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.