Dhamaan Shirkadaha sida tooskaa warqadani ugu socoto waxaan ku wargalinaynaa hadii aysan mudada loo qabtay Diiwaan galinta Shaqaalahooda Ajaanibta ee ka shaqeeya Xarumahooda u hogaansamin in tilaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono insha allaah.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.