Amarka Xamse ma uhiilin doonaa cadaalada?

Waa amar iyo soo jeedin wanaagsan,balse waxaa laga rabaa Xamse in uu saxo awood qaybsiga Agaasimayaasha Guud.

Sida Wasiirada loogu qaybsaday 4.5 si la mid ah waa in loogu qaybsadaa Agaasimayaasha guud.

Puntland guud ahaan Agaasimayaasha Dowlada Fadaraalka,waxay ku leedahay Labo ama mid.

Sidoo kale tabashadaa,waxaa qaba KG iyo JL

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading