Amarkii Madaxweyne Deni oo la fuliyay

Bangiga Dhexe iyo W.Warfaafinta Puntland waxay fuliyeen amarkii Madaxweynaha Puntland ee xakamaynta Sicir bararka.

Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Dalxiiska Hidaha iyo Dhaqanka Dowladda Puntland oo tixraacaysa Hadalkii Madax weynaha Puntland Mudane.Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saartay warqad ay ku amrayso in aysan dhammaan shirkadaha isgaarsiinta iyo ablikeeshinadu (Applications) la iskugu diri karin $10 iyo wixii ka yar, laka bilaabanaysa 29/12/2020.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading