AMISOM oo koonfur Galbeed ka caawinaysa ka hortaga Kufsiga Haweenka (Sawirro)

Howlgalka Midowga Africa ee nabad ilaalinta Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay inay tababar ku aadan ka hortaga iyo wax ka qabashada Kufsiga siiyeen 30 Sarkaal oo ka socda Booliska Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed.

AMISOM ayaa tilmaamtay inay tababarkan uga gol leedahay in Saraakiishan ay awood u yeeshaan inay si wax ku ool ah u dhaqan geliyaan sharciyada ka difaacaya haweenka iyo gabdhaha tacadiyada uu kamid yahay Kufsigu.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading