Aqbalaada Xildhibaanada cusub Ee PL oo lagu daray wakhti dheeriya

Mudug iyo Bari ma’ahee inta kale Gobollada waa la diyaariyay Xildhibaanada,waxaana loogu daray Hal Maalin oo ah 26-ka Bisha Labadaas Gobol.

Hadalka Gudoomiyaha,ayaa ka dhigan in Xildhibaanada Gobolka Sool soo dhamaystirmeen.

Gudoomiyaha Gudiga khilaafaadka,ayaa sidaa shaaciyay mar uu Caawa Saxaafada la hadlayay.

Ilaa iyo hada shaqada Gudiga khilaafaadku waxay usocotaa si habsami leh oo ay aad urursan tahay xogteedu laguna wada faraxsan yahay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading