Ardayda reer Puntland oo la fasaxay Shahaadadii Dugsiga sare

Khilaafkii Shahaada ardayda Puntland oo xal laga gaaray, waa talaabo bogaadin mudan, in laga waantoobo siyaasadeynta Waxbarashada Ubadka Soomaliyeed.

Heshiis dhex maray Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland iyo Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading