Argagixisada,ayaa Ciidanka usoo dirtay Afar Diyaaradood oo Qaraxyo sida.
Dhamaan Drons-kaas,waa lawada soo riday.
Majirto khasaare kasoo gaaray Ciidanka Diyaaradahaas.
Goobta lagu soo riday Diyaaradaha Drons-ka ah,waa Hararyo.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.