Muqdisho:Kooxda Argagixisada Al-Shabaab oo weerar ku Qaaday Hotel Beach View

Hotelka Beach View oo ku yaala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho ayay Xabad ka dhacaysaa, waxaana gudaha ugalay Rag Hubaysan oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab.

Sidoo kale Qof ayaa isku qarxiyay, waxaana jira dhimasho iyo dhaawac aan la xaqiijin karin inta uu gaarsiisan yahay.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading