Arinkii Ikraan Tahliil oo la horkeenayo Golaha Wasiirada

Xam-xam hoose,ayaa sheegaysa in Golaha Wasiirada la hor keeni doono Khamiista danbe arinkii Ikraan Tahliil.

Sida xoguhu tilmaamayaan hor keenida Golaha arinka Ikraan,waxaa lagu shaacin doonaa xogo xasaasiya oo ku aadan kiiskeeda.

Sidoo kale,waxaa si cad dusha loogu saari doonaa dilkeedii Madaxda Dalka ugu saraysa.

Waa dagaal doorasheed Rooble ka shaqaynayo oo uu kula dirirayo Farmaajo iyo Fahad,sida xoguhu leeyihiin.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading