Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani oo Warbaahinta la hadlay caawa ayaa iska fogeeyay in uu dhaqaale la baxsaday, waxaana uu tilmaamay in sidii Mullah Maxamed Cumar 20-sano kahor uu dalka isaga baxay isaga oo gacmo maran.
Ghani waxa uu sheegay in Mustaqbalka dhaw uu dib ugu laabanayo dalka Afghanistan inkasta oo uu magangalyo uu ka helay Isu tagga Imaaraatka Carabta.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.