Askar ka tirsan Ciidamada Dowlada Fadaraalka oo Muqdisho lagu dilay

Laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Militiriga Soomaaliya ayaa xalay lagu dilay isgoyska Tarabuunka degmada Hodan ee gobolka Banaadir.
 
Rag ku hubeysan bistoolado ayaa la sheegay in ay geysteen falkaasi dilka ah ee loo geystay Askarta ka tirsan dowlada Soomaaliya, kuwaas oo la sheegay in ay goobta ka baxsadeen.
 
Ciidamo Amaanka ee magaalada Muqdisho ayaa goobta uu dilka ka dhacay gaaray daqiiqado ka dib, kuwaas oo baaritaano muddo kooban socday halkaasi ka sameeyay

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading