Kooxo hubeysan ayaa goor dhow Askari ka tirsanay Ciidamada dowlada ku dilay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Dad goobjoogayaal ah oo uwaramay warbaahinta idilnews,ayaa uxaqiijiyay in ragii dilka geystay oo ku hubeysnaa Bistoolado ay goobta ka baxsadeen,waxaana Cgoobta gaaray ciidamo ka tirsan dowlada fadaraalka Somaliya.
Askariga la dilay ayaa ka tirsanaa Ciidamada Booliiska ee Saldhiga degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.