Askari ka tirsan Booliska Bosaso Oo la dilay

Taliyaha,ayaa xaqiijiyay in dabley hubaysan weerarka gaystay ay halkaasi ku dileen mid kamid ah laba askari oo lagu weeraray gudsha Magaalada Bosaso,halka kan kale dhaawac ka soo gaaray rasaasta.

G/sare Xuseen Cali Maxamuud ,ayaa sheegay in ay goobta ka baxsadeen dableydii weerarka gaysatay oo aan haybtooda la aqoonsan.

Askariga dhaawacmay ayaa haatan lagu dabiibayaa isbitaalka magaalada Boosaaso.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading