Askari ka tirsan laamaha amaanka oo lagu dilay Bosaso

Naxariistii Janno alle ha siiyo Xamari Qodax oo Salaadii Maqrib kadib lagu dilay Isgoyska Xalwo Banaadir ee Boosaaso.

Xamari Qodax,ayaa ka tirsanaa ciidamada Amaanka Puntland.
Sidoo kale waxaa isla goobta lagu dilay Askariga lagu dhaawacay Haweenay ka mid ah Dumarka ku iibiya Qaadka Goobtaas.

Bosaso,ayaa waxaa ka socad hawlgalo joogta ah oo amaanka lagu xoojinayo,iyadoo ilaa iyo hada Ciidamada amaanku ka gaareen guulo la taaban karo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading