ATMIS waxay xaqiisay dhaarinta xildhibaannada iyo xayiraadda Xalane wax xiriir ah in uusan ka dhaxeyn.
Taliska ATMIS wuxuu baaritaanno amni ka sameyn doonaa saldhigga Xalane laga bilaabo 10-ka ilaa 16-ka bishan April. Haddaba si baaritaanno amni oo aan joogsi lahayn ay u dhacaan, saldhigu wuxuu noqon doonaan mid xayiraad la saaray inta u dhaxeysa muddadaasi kor ku xusan.” Sidaasi ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay howlgalka ciidamada Midowga Africa ee ATMIS.
Halkan ka akhriso Warqada kasoo baxday ATMIS:-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.