Madaxweyaha JL Oo bogaadiyay Ciidamada PL
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka…
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn u bogaadiyay howlgalada ka dhanka…
Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa Saakay weerar ku qaaday fariisimo cusub oo argagixisadu isticmaalaysay Sanidihii lasoo dhaafay….
Halkan ka daawo muuqaalka
Wasiirada arrimaha dibadda iyo Diblomaasiyiinta sare ee Wadamada reer Galbeedka iyo kuwa Bariga Dhexe,ayaa Maanta…
Shaqaalaha dab-damiska Gobolka California iyo kuwa Dowladda Federaalka Mareykanka,ayaa wali la halgalamaya daminta Dabki ugu…
Guuladarooyinka Booqashada Xasan kasoo gaartay Somalida….. B.Waxay sii diciifisay haday jireen,wuxuun Somalidu si isku mid…
Xasan,waa danaystay,waxa uuna ka duulayaa tiisa gaarka ah. Itoobiya,waxa uu ka rabaa in ay isku…
Boosaaso: 11 January 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay oo…
Ujeedka Ciidamada SL ugaareen Jiidale,waa in ay culayska Milleteri ee PL ku hayso argagixisada ka…
Dabaylo aad u xooggan oo riixayay dabkii qabsaday qaybo ka mid ah magaalada Los Angeles…
Qatar oo dhex-dhexaadin ka wadda dagaalka Qasa ayaa sheegtay in ay Jimcihii u gudbisay ergayga…
Ciidanka Ciribtirka Argagagixisada ee Puntland ayaa burburiyey oo gubay ugu yaraan 5-talis oo ay laheyd…
Turkiga,ayaa ku khasbay Laba Qodob oo kala ah…. 1.In uu ka baaqdo Shirka Midowga Afrika…
Ciidamada Puntland Saakay Salaadii Subax markay Tukaaldeen,ayay ku dhaqaaqeen hawlgal Qayb ka ah Sifaynta argagixisada….
Tirada dhimashada Dabka ka holcaya Los Angeles,ayaa kor u dhaaftay 10-Qof, sida ay masuuliyiintu sheegeen…
Garowe: 09 January 2025: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa caawa…
“Caalamka toos,ayaan ula macaamileynaa, Cunaqabataynta hubka hala soo celiyo, maamulka hawada dib haloo celiyo.”.Ayay tiri…
Gaalkacyo: January 05, 2025: Shirkii Mas’uuliyiinta labada Dawladood ee Galmudug iyo Puntland oo Gaalkacyo ka…
Caamir Axmed Saalax oo ahaa isku xirihii guud ee Daacish Bariga Afrika oo Dhalasha ahaan…
Mareykanka,ayaa ogaaday in Ciidamada fallaagada Suudaan iyo Maleeshiyaadka xulafada ah ay xasuuq ka geysteen Suudaan,…
Ugu yaraan 19-Qof oo Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan 8-Carruur ah, ayaa lagu dilay…
Boosaaso : 08 January 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay…
Boosaaso: 08 January 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta qaabilay…
Wasaarada Beeraha PL si macquul ah ayay uga jawaabtay Cagafyada ilhaamada ah,waxayna cadaysay in aysan…
SL,waxay heshay Wasiir Arimo Dibadeed oo Maskax Degan oo Caafimaad qabta wata sida ka muuqata…
Garoowe: 05 January 2025: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa furay…
Madaxweynihii hore ee Soomaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaliya Xasan Cali…
Boqollaal Qof oo ku nool meel miyi ah oo 165-KM Waqooyi-bari kaga beegan Caasimadda Addis…
Itoobiya,waxay shaacisay in Ciidamadeedu ka qeyb qaadanayaan hawlgalka AUSSOM. Sidoo kale Labada Wadan ku heshiiyeen…
Wefti Maraykan ah oo iskugu jira CIA iyo Africom,ayaa yimid Xamar,waxayna kula kulmeen Xasan iyo…
Uma qalanto Somaliyada Maanta jirta in la siiyo Kursigaas,sababtoo ah iyadii,ayaa heshiin wayday oo wada…
Wefti Itoobiyaan ah oo isku jira Siyaasiyiin iyo Saraakiil Milleteri,ayaa tagay Muqdisho. Ujeedka socdaalkooda,ayaa lagu…
Dhaawacyadii cuslaa ee Ciidanka Mujaahidiinta PL,waxaa loo qaaday Wadanka Dibadiisa,iyadoo Diyaarad khaas ah loo keenay….
Puntland,waxay ka codsatay Dowladaha Ingiriiska,UAE iyo Itoobiya in ay cadaadis saaraan SL si ay wax…
Daylaan iyo Toga IL Ceelka Ileed,ayaa la garaacay,waxaana lagu burburiyay Saadkii argagixisada. Toga Gaalkeeno iyo…
Hanbalyo Nugaal oo ku Guulaysatay Koobka Kubada Cagta Gobollada Puntland. PL,waxay muujisay awood,iyadoo dagaal kula…
Gacantii ugu horaysay ee dagaalka,ayaa Saakay dhacday. 30-Maleeshiyaad kuwa Ajaanibka ah ee aadka utababaran oo…
SL ilaa iyo hada Xisaabtu,waa ka khaldan tahay. Cirro,waxaa ka muuqda Jileec,inkastoo uusan fursad uhelin…
Gaadiidka ka imaanaya Dowlad Deegaanka in laga dhaafo Canshuurta,waa loo baahnaa,waana talo ay qaadatay Wasaarada…
Dowlad Deegaanku,wuxuu ka kooban yahey 11-Gobol. 7-Gobal oo kamid ah,waxaa ku Aadan oo udhow Dekeda…
Dhawaan,waxaa laga maarmi doonaa in Gaaska laga keeno Dibada,waxaana laga samayn doonaa Gudaha PL Warshad…
Garoowe: 30 December 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo safar shaqo maanta…
Siyaasada Dowlada Puntland,waa Nabad iyo Nolol ay barbar socoto Difaaca karaamada,Qiyamka iyo Xuduudaha Dhulkeeda. (Gacana…
Suldaan Siciid,waa Isim Nabadeed oo Taariikh wanaagsan ku leh Gobolka Geeska Afrika. Marna kama Shaqaynayo…
Kunteenarada,ayaa ka mid ahaa Shixnadaha kasoo dagi jiray Dekeda Berbera. Ugu yaraan Bishii 40-Kunteenar oo…
Suuqa Ganacsi ee ka xirmay Berbera,waxaa ka mid ah Gaaska Cuntada lagu karsado. Ganacsatada reer…
Maraykanku Laba Qodob dartood,ayuu uga aamusay taageerada qaraarkii K&B Somaliya looga bilaabayo hawlgal cusub oo…
Garowe : 29 December 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman LugatoorLugatoor ayaa…
Xarfo: December 29, 2024: Shalay oo taariikhdu ahayd December 28, 2024, waxaa guriga Suldaan Maxamed…
Safarka Xasan oo lagu qorsheeyay kulankii Turkiga,ayaa Itoobiyaanku joojiyeen markii uu ku hormaray Eretereya. Xasan…
Midowga Yurub,waxa uu ka Shaqaynayaa Qabashada Shirweyne Dib uheshiisiin oo Somaliyed. Shirweynahaaas,waxay kala xaajoonayaan Diyaarintiisa…
Burundi,waa iska nacday kasii mid ahaanshaha hawlgalka lagu sheego Nabad Ilaalinta ee Dhaqaalaha lagu lunsado…
1:-Ku xigeenka Wakiilka Soomaaliya ee UN-ka . “Howlgalka cusub ee AUSSOM waxaa ka qeyb qaadan…
Toban Saldhig ayay Daacish ku leedahay Buurta Calmiskaad…. IL iyo Camayro? 1.Siido 1-Saldhig 2.Dhabancado 1-Saldhig…
Al-Shabaab way sii xoogeysanayaan, waxayna rabaan inay dowlad khilaafad ah ka dhisaan Soomaaliya,waxaana jira midow…
Maraykanku,waa ka aamusay meelmarinta qaraarkan waliba,isagoo ah Shir Gudoonka. Ka aamusidiisa,waxay ku salaysan tahay dhanka…
Jamhuuriyadii Sadexaad way burburtay,mana jiro wax ay Somalidu ku midaysan tahay. Maamulada jira,iyaga,ayaa masuul ka…
Uma baahna fasax ay ku gasho ama ku joogto gudaha Wadankii la oran jiray Jamhuuriyada…
Kaliya,waxaa la meel mariyay hawlgalka cusub ee Midowga Afrika,waxaana lasoo afjaray hawlgalkii hore ee Atmis….
Seneterada Kongareeska Maraykanka uqaabilsan Arimaha Dibada,waa diideen Qaraarkan ku saabsan hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya….