Axmed Karaash iyo Deni oo kulan uga socdo Madaxtooyada

Xalay way kulmeen caawana waa wada joogaan Deni iyo Karaash.

Xildhibaanada Baarlamaanka ee uu la kulmay Maanta,waxuu Madaxweynuhu ucadeeyay isagu in uu xalinayo waxii dhexyaal M.xigeenka.

Sidoo kale Xildhibaanada ugu miisaanka culus Golaha,waxay ii xaqiijiyeen in uusan jirin Mooshin ka dhan ah Golaha Wasiirada iyo M.xigeenka midna.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading