Maalinka beri foog ah hadii rabi idmo,ayuu Karaash kusoo aadan yahay Garowe caasimada Puntland.
In Mudo ah oo uu xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa kadib Karaash waa soo guryo noqday.
Karaash xaalkiisa Caafimaad ma wacna weli waxayna ubadan tahay in uu markale dib ugu laaban doono Turkiga.
Dowlada Puntland daawaynta M-xigeenka,waxaa uga baxday socdaalkan oo kaliya Boqol kun oo dolar (100.000).
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.