Video:-Axmed Karaash oo dib ugu soo laabtay Garowe

Madaxweyne xigeenka Puntland dib,ayuu ugu soo laabtay Garowe caasimada Puntland.

In Mudo ah oo uu xaalad caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa kadib Karaash waa soo guryo noqday.

Karaash xaalkiisa Caafimaad ma wacna weli waxayna ubadan tahay in uu markale dib ugu laaban doono Turkiga.

Dowlada Puntland daawaynta M-xigeenka,waxaa uga baxday socdaalkan oo kaliya Boqol kun oo dolar (100.000).

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/eqBjHouTxZQ

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading