Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo goob fagaare ah kula hadlay shacabka degmada Ufayn ayaa uga mahadceliyay sida wanaagsan ay uga qayb qaateen doorashadii golayaasha deegaanka ee ka dhacday degmooyinka Ufayn Eyl, iyo Qardho.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa sidoo kale u mahadceliyay ciidamada Amniga sugayay, guddiga KMG ah ee doorashooyinka, ururada siyaasadda, Saxaafadda iyo guud ahaan shacabka Puntland.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.