Axmed Karaash oo faray laamaha Ciidanka Puntland inay adkeeyaan Amniga (VIDEO)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa munaasabadda Ciida ugu hambalyeeyay Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabweynaha Puntland.

Axmed Karaash ayaa faray laamaha Amniga inay laba jibaaraan howlgalada ay wadaan, si Bulshada Puntland ugu Ciidaan Amni buuxa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading