Axmed Karaash oo joojiyay Amar kasoo baxay Wasiirka Ganacsiga Puntland (Akhriso)

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ahmed E. Osman Karaash, ayaa buriyay warqad kasoo baxday Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Puntland, taas oo uu ku kala diray Guddiga Maamulka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland.

Sidoo kale, Madaxweyne Karaash ayaa ku wargaliyay Wasiirka Ganacsiga Puntland in Guddiga Maamulka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha uu sii shaqeyn doono illaa inta ay ka dhamaanayaan doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading