Axmed Karaash oo ka qeybgalay Xaflad ay ku qalin-jabinayeen 80 Arday (VIDEO+Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa ka qayb-galay Xaflad ay kuqalin jabiyeen 80 arday oo dhameystay Waxbarashada heerka labaad oo shahaadada Master degree ka qaatay Jamacaada Kampala University ee Dalka Uganda oo bahwadaag la ah Jaamacadda Bariga Africa.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa bogaadiyay ardeyda qalinjebisay, wuxuuna guddoonsiiyey shahaadooyin isagoo ku dhiirigeliyay in ay hore usii wataan heerarka kala duwan Waxbarashada horumarna ka gaaraan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading