Axmed Karaash oo la kulmay Madaxa Hay’adda UNOCHA ee Puntland (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa UNOCHA ee Puntland Thomas Nyambane iyo Wefti uu hoggaaminayo.

Kulanka ayaa looga hadlay Arrimaha bini’aadantinimo oo ay ugu horeyso xaaladda ka dhalatay duufaantii ku dhufatay xeebaha Puntland iyo sidii ay UNOCHA iyo hay’adaha kale ula shaqayn lahaayeen guddigii loo magacaabay arrimahaasi.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading