Axmed Karaash oo la kulmay Wafti ka socda DFS iyo Dowlad Gobaleedyada (VIDEO)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowladaha Xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir oo maalmahan Shir uga socday Garoowe.

Masuuliyiintan oo heer Agaasime ah ayaa Puntland u yimi aqoon kororsi la xiriira Hannaanka maamul Daadejinta iyo adeeg bixinta, waxaana Shirkoodu uu qeyb ka yahay wax kala korosiga iyo kala faa’ideysiga ku dhisan nidaamka Federaalka.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading