Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Ahmed E. Osman Karaash, ayaa ku qaabilay qasriga Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe Wafti uu hogaaminayo Wakiilka Hay’adda Islamic Relief ee Soomaaliya Mudane Aliow Mohamed.
Kulanka ayaa looga hadlay dar-dargelinta mashaariicda Hay’adda Islamic Relief ka wado Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa ku bogaadiyey Wakiilka shaqada wanaagsan ee ay Hay’addu ka waddo gudaha Puntland.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.