Axmed Karaash oo la kulmay Wasiirada Caafimaadka DFS iyo D/Gobaleedyada (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Qasriga Madaxtooyada Casho Sharaf ugu sameeyay Wasiirada Caafimaadka ee Heer Federaal iyo Dowladaha xubnaha ka ah DFS oo maalmahan Shir uga socday Garoowe.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Caafimaadka DFS, Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading