Axmed Karaash oo markale Deni uga hor yimid arinka Bosaso

Axmed Karaash socdaalkiisii Bosaso ee la filayay waa fashilmay.

Kadib markii Axmed iska diiday codsi uga yimid Deni oo ahaa in uu Bosaso tago oo arimaha cakiran dhameeyo.

“Adigaa Gobolka kasoo jeeda oo xaalada taagana abuuray ee tag,meeshu haday ahaan lahayd Sool iyo Nugaal anigaa ku khasbanaan lahaa”Ayuu ku yiri Axmed.

M.xigeenku horay,ayuu Deni ugaga hor yimid weerarkii Xerada PSF iyo colaad ka abuuridii Bosaso.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading