Axmed Karaash oo qaabilay Wasiir Xayir oo wada qorshe ka dhan ah Puntland (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim iyo Wefti uu hoggaaminayo.

Wararka ayaa sheegaya in Wasiiru-dowlaha Maaliyadda XFS uu Keenay Magaalada Garoowe wajiga labaad ee dhaqaale Qalalaase Siyaasadeed looga abuurayo Puntland, gaar ahaan lacagta lagu sii hurinayo mooshin ka dhan ah Guddoonka Baarlamaanka Puntland, kaas oo u muuqda inuu fashilmay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading