Axmed Karaash oo qado sharaf u sameeyay Isimada dhaqanka DDS (VIDEO)

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qado sharaf u sameeyay isimada dhaqanka ee Dowlad deegaanka Soomaalida , kuwaasoo maalamahan ku sugan Garoowe.

Kulanka waxaa qayb ka ahaa, Xildhiibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland, iyo Hoggaanka dhaqanka Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading