Axmed Karaash oo si adag ugu gacansayray Deni

Axmed Karaash waa ku gacansayray soo jeedintii Deni.

“Markii aad weeraraysay Gudoomiyihii Baarlamaanka igalama aadan tashan,markii aad weeraraysay PSF igalama aadan tashan,ma markii aad dhiiqada lugaha lagashay,ayaad ii yeeraysaa?Adeeroow waa kugu kaligaa!!Ayuu ku yiri Karaash.

Deni caawa,ayuu uyeeray Karaash iyo masuuliyiin kale si ay ula furdaamiyaan dhiiqada uu bartanka u istaagay.

Axmed Karaash waxuu aad uga caraysan yahay sida Deni umaamulay xaalada Dalka,gaar ahaan mida PSF oo uusan wax tixgelina ka siin haldoorka Bulshada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading